Mittwoch, Oktober 21, 2020

Hab dhaqanka

Dhaqanka

Ciyaaraha

Kooxda Bern oo ku guulaysaty tartankii qaboobaha ee Habdhaqan Winter Grümpelturnier...

Waxaa maanta lagu qabtay magalada St. Gallen tartankii, garoonka Schönenwegen, kubada cagta qaboobaha oo ay soo qaban qaabiyeen Handhaqan FussballVerband oo sanad...

HABDHAQAN WINTER GRÜMPELTURNIER

Waa tartan ciyaaraha soomaaliyeed ee kubada cagta oo dhexmara kooxaha gobollada dalka Switzerland kuwaaso ka diwaan gashan madasha kubada cagta Habdhaqan.

Af Soomaali

Noloshii Silloneyd

  Madasha Habdhaqan ayaa waxay qabatay bandhigyo buugeed laga soo bilaabo sannadkii 2013ka ilaa 2018ka. Bandhigga ugu horreeyey ayaa ahaa Bandhiga Buugga la odhan jirey "...

Hilaadin

Deelleyda

Muuqaallada

video

Xusuus Wacaniyo xuska sanadka 2018

Xafladda sagootinta sannadkii tegay ee 2017 iyo soo dhaweynta sannadki cusub ee 2018ka oo ay soo qabanqaabiyeen Madasha HABDHAQAN ayaa ka dhacay habeenkii 31...

Dhaqanfest 2017 Uri

Habdhaqan Uri waxay ay qabanqaabinaysaa maalinta sabtida ah ee 18.11.2107 marka saacadu tahay 16:00-22:00 xaflad ay ku soo bandhigayaan dhaqanka Soomaaliyeed oo isugu jira...
video

Dhaqanfest 2016 Zug

Fanka

Bandhig dhaqmeed Kloten

Iyadoo ku soo toostay sanadkan ciyaaraha aduunka ee kubada cagta, dadweynaha dagan xaafada Kloten ee ka tirsan gobolka Zürich ayaa waxay qabanqaabiyeen xaflad sanadle...

Salama Supermarkt Bern

Salama Supermarkt Bern Mohamed Omar Sabrie Bernstrasse 51, 3018 Bern Sacaadaha uu furan yahay 031 991 01 76, 078 698 90 21 Montag und Dienstag Geschlossen Mittwoch, Donnerstag,...