Bandhig dhaqmeed Kloten

0
558

Iyadoo ku soo toostay sanadkan ciyaaraha aduunka ee kubada cagta, dadweynaha dagan xaafada Kloten ee ka tirsan gobolka Zürich ayaa waxay qabanqaabiyeen xaflad sanadle ah oo ay ku kulmaan dawlado aad u kala duwan dhaqan ahaan, cuno ahaan iyo Musik ahaan. Habdhaqan oo qayb ka ahayd xaflada iyado hormud u tahay Xaawo Xarako.

 

Sidii caadada u ahayd xaafada Kloten ayaa axadii 17. June 2018, barxada weyn ee lagu magacaabo „Stadtplatz“, ay ku kulmeen dawlado Aad u faro badan. Halkaaso dawlad weliba luqad gooniya iyo dhaqan gooniya wata, ku soo bandhigay wixii u ku caan yaya dalkiisu. Waxaa halka ka soo carfayey Cuno kala jaad ah iyo Musik kala duwan.

Habdhaqan oo ku xeel dheer bandhiga dhaqanka soomaliyeed, dalkani Switzerland ayaa waxaa safiir ka aha fanaanada caan ka ah ee Xaawo Xarako oo u xadhko xidhatey si ay halka ugu bandhigto dhaqankeeda.

 

HINTERLASSEN SIE EINE ANTWORT

Please enter your comment!
Please enter your name here