Xafladda sagootinta sannadkii tegay ee 2017 iyo soo dhaweynta sannadki cusub ee 2018ka oo ay soo qabanqaabiyeen Madasha HABDHAQAN ayaa ka dhacay habeenkii 31 Dezember 2018. Madashan oo ay isugu yimaadeen bulshada dalka reer Switzerland ayaa waxaa ka tumayey kooxda naruuro, oo habeenkaas oo bandhigtey wacdarona ka muujisay daawasho wacan barnaamijkii oo isku dhaqan.