Noloshii Silloneyd

0
660

 

Madasha Habdhaqan ayaa waxay qabatay bandhigyo buugeed laga soo bilaabo sannadkii 2013ka ilaa 2018ka.

Bandhigga ugu horreeyey ayaa ahaa Bandhiga Buugga la odhan jirey “ DIIWAANKA NABADDA IYO DEELLEYDI QARNIGA,  Ee ay wada qoreen labada Qoraa ee kala ah,  Bashiir Maxamed Xersi iyo Cabdiraxiin Hilowle Galayr.

Waxaa ku xigey  sannadkii 2015 ,  Buuggii NASIIBKA NOLOSHA ee uu qorey (AUN) Abwaan, Qoraa Axmed Xaayoow.

Waxaa ku xigey sannadkii 2017 Buuggii HILAADIN ee uu qorey. Qoraa: Bashiir Maxamed Xersi.

Waxaa ugu dambeeyey Sannadkan 2018ka Buuggii. NOLOSHII SILLOONEYD ee uu qoray. Qoraa Cabdiraxiin Hilowle Galayr.

Waxaannu sidoo kale idinla wadaagi doonaa, Muuqaallada iyo dhammaan Gorfeynta Buuggaagta iyo bandhigyada uu qabtay. Habdhaqan .

HINTERLASSEN SIE EINE ANTWORT

Please enter your comment!
Please enter your name here