Tartamada Ciyaaraha

0
218

Madasha Habdhaqan ayaa mar walba waxay dhiirigelisaa,  dhinacyada isdhexgalka bulshada Soomaaliyeed iyo bulshooyinka kale iyada oo qabata tartano ciyaaro ah oo sanad walba ah, sida Koobabka Ramadaanka iyo kuwa kale.

Ujeedka ugu weyna waa is dhexgalka iyo iskaashiga dhallinyarada,  dhiirigelinta wax kasta oo bulshada isku keeni karaa waa horumarinta xidhiidhka bulsho ay yeelan karto.

Kulamada Ciyaaraha ayaa ah kuwo ay dhallinyaradu isku bartaan, halkaasna ka yimaado is afgarasho iyo jaalnimo wanaagsan, sidoo kale waxay dhiirigelinaysaa dhinaca caafimaadka iyo firfircoonida jireed oo haddii aaney ciyaaro jirin aay adkaaneyso inuu qofku keligii maareeyo.

Habdhaqan waa madal koobisa dhammaan arrimaha bulshada, habdhaqan waa madal Soomaaliyeed oo ku faafsan dhammaan carriga dalka Switzerland..

HINTERLASSEN SIE EINE ANTWORT

Please enter your comment!
Please enter your name here