Dhaqanfest 2017 Uri

1
3878

Habdhaqan Uri waxay ay qabanqaabinaysaa maalinta sabtida ah ee 18.11.2107 marka saacadu tahay 16:00-22:00 xaflad ay ku soo bandhigayaan dhaqanka Soomaaliyeed oo isugu jira Dharkii, Cuntadii iyo Qoobka ciyaarkii Soomaalida ay caan ku ahayd hadaba HABDHAQAN URI waxa ay idiinku marti gelinaysaa inaad nagala soo qayb gashaan Xafladaa quruxda badan ee howshoodu iyo u diyaargarowgeedu ay socdaan waxaa kale xafladaasi ka soo qayb geli doona dhammaan ururada ka shaqeeya is dhexgalka Gobolka Uri laamaha kala duwan ee dowlada gaar ahaan kuwooda ay khuseyso arimaha qaxootiga.

Ka soo qaybgalkaagu Waa muhiim

Mahadsanidiin

Mohamed Hussein Abdullahi

1 KOMMENTAR

HINTERLASSEN SIE EINE ANTWORT

Please enter your comment!
Please enter your name here